Daawo Sawirada: Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Tooro Toorow

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee Drones ay kusoo dhacday deegaanka Tooro toorow ay maamulaan Xarakada Al Shabaab. Diyaaradan oo ah nuuca wax basaasa ayaa la rumeesan yahay in ay leedahay dowlada Mareykanka , waxaana diyaaradan gacanta ku dhigay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku sugan … Continue reading Daawo Sawirada: Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Tooro Toorow